Maxaa looga hadlay kulanka Guddiga Amniga Gobalka Mudug ? (VIDEO)

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Faderalka iyo Dimuquraadiyaynta Puntland, Mudane Maxamed Dhabancad oo ay Wehliyaan Guddiga Amniga Gobolka Mudug iyo Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Puntland, ayaa ka hadlay xaalada Guud ee Amniga Gobolka Mudug, waxaana ay sheegeen in gacanta lagu hayo dadkii gaystay dilkii Aun wariye Jamaal Faarax Aadan.

Waxayna sidoo kale masuuliyiinta maanta kormeer ku tageen qaar kamid ah xarumaha Dowladda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading