Maxaa looga hadlay kulanka maanta ee Golaha Wasiirada Puntland ?

Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland Ahmed E. Osman Karaash, ayaa maanta shir-guddoominayay kulanka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland.

Kulanka ayaa todobaadkan looga hadlay xaalada guud ee Amniga, Imtixaanka fasalka 8-aad, xaalada Gobollada Puntland iyo Roobabka, Madaxweynaha ayaana faray Golaha Wasiirada dardar-gelinta shaqooyinka loo hayo Bulshada Puntland.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading