Maxaa looga hadlay kulanka Todobaadka Ee Booliska Puntland?

Garoowe: 10 August 2023 :Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire ayaa gudoomiyay Shirka todobaad laha ah ee Hoggaanada Ciidanka Booliska Puntland.

kulanka waxaa ka qayb galay Taliye ku xigeenka 1aad ee Ciidanka booliska S/guuto caydiid Axmed nuur Iyo Hogaanadda booliska.

Shirka ayaa todobaadkan looga hadlayay Xaaladda amniga ee Puntland,Warbixinta hogaanadda dhacdooyinkii dhacay iyo qodobo kale.

 

Baahintii Xafiiska warfaafinta
Ciidanka Booliska Puntland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading