Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland oo maanta yeeshay kulankii labaad ee Kalfadhigga 48-aad ee Golaha ayaa Ansixiyay Ajandaha rasmiga ah 48-aad ee Goluhu ka shaqeyn doono.
Kulanka oo uu Shir-guddoomiyey Af-hayeenka Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril, ayna soo xaadireen 49 Mudane, ayaa Xildhibaanadu mid mid ugu codeeyeen qodobada uu ka kooban yahay Ajandaha.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.