Maxaa looga hadlay kulankii caawa ee Rooble, Madaxda DG iyo Midowga Musharixiinta ?

Golaha Wadatashiga Qaranka ee Doorashooyinka iyo Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa caawa yeeshay kulan xasaasi ah.

Kulanka oo ahaa casho ayaa waxaa lagu gorfeeyay marxalada siyaasadeed ee dalka, iyo Arrimaha Doorashooyinka, si gaar ah waxaa diirada loogu saaray sidii loo xalin lahaa tabashada midowga Musharixiinta ee Habraaca doorashada Golaha Shacabka BJFS.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading