Maxaa looga hadlayaa kulanka Golaha Shacabka BFS ee maanta ?

MUQDISHO (IDIL NEWS)-Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta yeelanaya kulankii ugu horreeyay ee kalfadhiga 5-aad, ka dib markii dhawaan si rasmi ah loo daahfuray Kalfadhiga Golaha Shacabka.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa horyaalla Shaqooyin badan oo ay qeyb ka yihiin dardargalinta Shuruucda doorashooyinka iyo la xisaabtanka Xukuumadda.

Sidda ay xaqiijiyeen xubno ka mid ah Golaha Shacabka kulanka ayaa waxaa warbixin loogu dhageysan doonaa guddiga dib u eegista dastuurka.

IDIL NEWS


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading