Maxaa looga joojiyay Xamse casuumada uu ka helay Imaaraadka?

Socdaalka Madaxweyne Xasan,waxuu kusoo aadayaa,iyadoo ra’isalwasaare Xamse laga baajiyay casuumad uu ka helay Imaaraadka Carabta.

Sida muuqata Xasan ma rabo awood aan isaga ahayn in ay gudo iyo dibad ka muuqato 4-tiisa sano.

Magacaabistii Golaha Wasiirada Fadaraalka,waxay u xayiran tahay Xasan iyo Ragiisa.

Madaxweynuhu waa soo jeenstay,waxuu baahi uqabaa awooda,wuxuuna rabaa inuu dalka 💯 isagu ka taliyo sida Odayaasha kale ee geeska Afrika.

Su’aashu waxay tahay Ma u suurtagalayaa hamigaas ??

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading