Fadhiga 8-aad ee Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Puntland,ayaa qabsoomay saakay.
Fadhiga,waxaa madax-gudiyeedyada Golaha Wakiillada looga dhegaystay warbixino la xiriira…..
1.Arrimaha bulshada.
2.Abaaraha
3.Dhaqaalaha
4.Deegaanka
5.Xuquuqda Aadanaha.
Sidoo kale waxaa Guddiga warbixin la wadaagey Guddiga gaarka ah ee u-xilsaaran soo gudbinta xaaladda ay ku sugan yihiin dadka baahiyaha gaarka qaba.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.