Shirka Amniga Gobolka mudug ayaa maanta Lagu qabtey Magalada Galkacyo
Taliye ku xigeenka qaybta booliiska gobalka Mudug, Gaashaanle Dhexe, Cabdi Siciid Xuseen Jamac (Koomaad) ayaa Shir gudoomiyay Shirka amniga gobolka Mudug.
Shirkaan oo Asbuucla ahaa,ayaa waxaa Goob joog ka ahaa Taliyayaasha Saldhigyada Magaalada Galkacyo .
Shirkaan ayaa looga hadlayay Xaaladihii udanbeeyay talaaboyinki lagu talaabsaday ee dhanka amniga Gobolka mudug.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.