Madaxweynaha Puntland oo golaha warbixin ka siiyay safarkiisi dibadda, ayaa si faahfaahsan uga hadlay arrima u soo qabsoomay safarkiisa, sida lagu sheegay war-murtiyeed ka soo baxay shirkaasi.
Wasaaradaha Arrimaha gudaha, Maaliyadda, Kalluumeysiga, iyo Duulista hawada, Amniga iyo Warfaafinta ayaa iyagana shirka looga dhegaystay warbixinno la xiriira shaqooyinkooda .
Madaxweynaha,ayaa golaha xukuumadda amray in si dhammaystiran ugu diyaar-garoobaan shirka wada-tashiga xukuumadda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka oo Garoowe lagu qabanayo.
Halkan ka akhriso:-
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.