Garoowe: 11 July 2024 : Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay:-
1. Amniga Guud.
2. Dhacdooyinka todobaadka.
3. Ololaha Doorashada Goleyaasha Deegaanka ee Garoowe, Godob-jiiraan iyo Dangoroyo iyo qodobo kale .
-DHAMMAAD-
-XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.