Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo Todobaadkan looga hadlay……
1.Amniga.
2.Diyaargarowga Doorashada Goleyaasha deegaanka ee degmooyinka Garoowe, Dangoroyo iyo Godobjiiraan.
3.Arrimaha Waxbarashada.
4.Fayo-Dhowrka Oonta Xoolaha.
5.Ruqsad-siinta Wadayaasha Gaadiidka.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.