Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor,ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee Todobaadlaha ah oo Todobaadkan looga hadlay….
1.Amniga.
2.Baaqa Nabadeed ee colaada Galbeedka Gobolka Mudug.
3.Fariisinta Goleyaasha Deegaanka ee Degmooyinka Puntland.
4.Kor-u-qaadista barashada Cilmiga Badda iyo warbixino kale .
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.