Kulanka Golaha Wasiirada Puntland ee Khamiislaha,ayaa looga xaajooday Todobaadkan….
1. Amniga Guud.
2.Manhajka Waxbarashada Maxaabiista,
3. Xogaha Caafimaadka Puntland.
4.Todobaadka kor-u-qaadista cunista Kalluunka.
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E Ilyaas Cismaan Lugatoor,ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada.
Kulankan Todobaadlaha ah,waxa uu muhiimad uleeyahay Shaqada Xukuumada.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.