Garoowe: 19 September 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa Shir-Guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo Todobaadkan looga hadlay…….
1.Amniga
2.Warbixinta xogta Shaqaalaha Ajaanibta ah
3.Dib-u-habeynta Shaqaalaha.
4.Fariisinta Goleyaasha Deegaanka.
5.Diiwaangelinta iyo Ruqsadsiinta Darawalada Dowladda.
6.Qorshaha horumarinta 5-sano.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.