Shirka Todobaadkan ee Golaha Wasiirada Dowlada Puntland, ayaa looga hadlay….
1.Amniga Guud.
2.Dhacdooyinka Todobaadka.
3.Daraasada Biyasaarka Gaalkacayo.
4.Tababarka Golayaasha Deegaanka.
5.Siyaasada Laylinta iyo Shaqo Carbinta.
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor,ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.