Maxaa looga xaajooday Shirka Golaha Wasiirada Puntland?

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay arimo ay ugu waa weyn yihiin..

1.Amniga

2.Xaaladda Abaaraha,

3.Maciishada

4.Nabadeynta Saaxmeygaag iyo Sangejabiye.

Shirka Golaha Wasiirada Waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading