Maxaa looga xaajooday Shirka Golaha Wasirada Puntland?

Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland ayaa maanta looga hadlay…

1.Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland.

2.Guulaha Ciidanku gaaray.

3.Garab istaaga iyo Gargaarka ban’aadantinimo ee dadka ku nool deegannada hawlgalku ka socdo ee buuralayda Cal-miskaad, Gobolka Bari.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdifaarax Juxa, Wasiirka Warfaafinta Maxamuud Caydiid Dirir iyo Wasiirka Gargaarka Ubax Cabdirashiid Maxamed Xirsi, ayaa la hadlay warbaahinta .

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading