Maxaa sababay Gawaarida iyo Ciidanka kasoo goostay Ciidamada Bada?

Labo Gaari oo ah nooca loo yaqaan 3-f,ayaa Ciidamada Badda lagala soo baxsaday.

Labada Gaari,waxaa lasoo baxsaday Askar ka tirsanayd Ciidamada Badda oo ka gadooday Mushahaar la’aan.

Gawaarida iyo Ciidankii saarnaa,waxay isku soo dhiibeen Taliska Ciidamada PSF.

Balse Boqorka,ayaa dadaal badan geliyay in dib loo celiyo Gawaaridaas,waana ku guulaystay.

Ciidamada Bada,waxaa usocota Bishii 2-aad oo aysan Mushahaar qaadan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading