Maxaa sababay hoos udhaca ku yimid amniga Mudug?

Hoos udhaca ku yimid amniga Galkacyo,waxaa sabab u ah Sadex Qodob oo kala ah..

1.Dowlada oo yaraysay dhaqaalihii ku bixi jiray xoojinta amniga.

2.Diiwaangelintii Gobolka ka socotay oo mudnaanta koobaad la siiyay.

3.Muranka Dhulka oo sare ukacay gaarayna heer isku dhac Beeleed.

Xalka dib uxoojinta amniga waa Dowlada oo soo celisa muhiimadii ay siin jirtay amniga Mudug.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading