Maxaa sababay safarka Deni ee Mudug?

Madaxweyne Deni wuxuu u anba baxay Mudug.

Waa safar xasaasiya muhiimna u ah Dowladnimada ayna kalifay xogo muhiim ah.

Isbadal,ayaa imaan kara inta Madaxweynuhu Mudug joogo.

W.Arimaha gudaha
W.Haweenka.
Gudiomiyaha Gobolka
Duqa Magaalada.

Sidoo kale Ciidan fara badan,ayaa tababar yga socdaa Gobolka.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading