Maxaa soo cel-cesha Daadadka kusoo rogmada Qardho?

Daadadkii kusoo rogmaday Qardho habeenkii xalay ahaa ma dhalin khasaare xoog badan oo rabi waa fududeeyay.

Soo noq-noqoshada Daadadka,waxaa keenaya Goobihii loogu talagalay in ay Biyuhu ka baxaan oo la degaamaystay.

Sida muuqata in Awood loo isticmaalo banaynta Biyo mareenada ma’ahee majirto isxilqaamid Bulsho.

Dowlada hoose ee Qardho Shaqo adag,ayaa utaal.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://fb.watch/glbHrINaCO/

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading