Shaqaalaha dab-damiska Gobolka California iyo kuwa Dowladda Federaalka Mareykanka,ayaa wali la halgalamaya daminta Dabki ugu weynaa uguna khasaaraha badnaa ee ka dhaca Magaalada Los Angeles ee Gobolka Califronia.
Sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha, in ka badan 10 qof ayaa la xaqiijiyay in Dabkani ay ku dhinteen.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.