Maxaa udanbeeyay Dhuusamareeb??

Xalane,ayaa looga yeeray oo uu beri soo aadi doonaa Farmaajo.

Arimaha ugu waa weyn ee laga rabo,waxaa ka mid ah magacaabista Ra’isalwasaaraha maalmaha soo socda.

Sidoo kale Beesha caalamku waxay soo saari doontaa warqad si cad ugu digaysa Mursal iyo Muudeey maalinka Beri ah.

Caawa waxaa la sugayaa natiijada kulan lagu balansanaa Zoom-ka oo dhexmari lahaa Puntland iyo beesha caalamka.

Beesha caalamku waxay usoo rajuucday doodii Puntland iyo Jubaland waxayna garwaaqsatay arimaha ay ka hadleen.

Isku soo wada duuboo Deni kubad siyaasadeed habaysan,ayuu ciyaarayaa ilaa iyo hada.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading