Maxaa udanbeeyay Doonida ay Dadka badani ku Qarraqmeen

Ku dhawaad 21-Qof oo rakaab ah,ayaa laga cabsi qabaa in ay dhinteen kadib markii doonidii ay la socdeen ay ku degtay deegaanka Kona Punda oo ka tirsan Degmada Madogo ee ismaamulka Tana River.

Doonida oo ay saarnaayeen in ka badan 40-qof oo rakaab ah,ayaa ku sii jeeday Magaalada Gaarisa iyadoo ka baxday Degmada Madogo,halkaasoo ay ka soo qaaday Rakaabkii saarnaa.

Ciidamada Booliska,ayaa hadda ku sugan goobta,waxaana socda gurmadka iyo howlaha samatabixinta,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading