Maxaa udanbeeyay kulanka Muqdisho uga socda Madaxda B&K Wadanka?

Shirka DG iyo DFS sharciyada lumisay ee B&K Dalka,waxay u badan tahay in Qodobada Amaanka,wax dhaafsiisan aysan kasoo bixin.

Qodobada Doorashada ee macnaha ka dhex lahaa Ajandaha kulankooda, dib in ay udhacaan oo aan wax is afagarad ah laga gaarin ayay ubadan tahay.

Kulan kale iyo Bisha June ah in loo balamo ayay ubadan tahay.

Ila meerayso,isgaadid iyo wada noolaansho gaaban oo Naf ku celis Siyaasadeed ah,ayaa dhexyaal Odoyaasha shiraya.

Waa lays fahansan yahay hadana layskuma cadayn karo.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading