Maxaa udanbeeyay magacaabista Golaha Wasiirada Puntland?

Wasaarada Dastuurka iyo Arimaha Federaalka iyo Wasaarada Hawlaha guud iyo Guryaynta in Wasaarado cusub laga dhigo ayay ubadan tahay.

Labadaas Wasaaradood Gobolka Bari xagiisa,ayaa lagu tirinayaa.

Wasaarada Haweenka Arimaha Qoyska iyo xuquuqul insaanka Gobolka Mudug ayay ubadan tahay in lasiiyo.

Tirada Wasaaradaha lagu dhawaaqi doono,ayaa laygu sheegay 23-Wasaaradood,taasoo kadhigan Wasaaradihii hore qaar in lakala qaaday.

Liiska Golaha Wasiirada,ayaa filayaa in lasii dayn doono maanta oo Arbaca ah hadii rabi idmo.

Madaxtooyadu waa dhamaystirtay Liiska Golaha Wasiirada,waxayna usooroobi waayeen hawlo farsamo Saqdii dhexe in lasii daayo.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading