Maxaa xalay dhexmaray Farmaajo iyo Maamulada taageersan ?

Xalay,ayuu uyeeray Sadexdii Maamul ee uu lahaysta uhaystay waxuu ku yri Shirka la wado ha tagina,waxay ugu jawaabeen kama baaqsan karno waxii aan sixi karnana waa isku dayaynaa,waana kugu soo war celinaynaa.

Kadib saakay,ayuu ku kalahay Afisyoone isaga iyo Rooblaha aan cidina lahayn, 3 Madaxweyne ayaana kasoo dib u dhacay illaa 4 saacadood.

Sadexda Maamul waxaa saamayn ku yeeshay Beesha caalamka oo usheegtay in ay qayb ka noqdaan wax sixida.

Saakay qaracan buu taagan yahay hogaamiye kooxeedka soo daahay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading