Argagixiso Al-Shabaab ah oo aad Khatar u ahaa kana baxsaday Xabsiga Kamiti ee Kenya,ayaa dib gacanta loogu soo dhigay.
Mohammed Cali Abikar, Joseph Juma Odhiambo & Musharaf Abdallah Washiali,ayaa lagu qabtay Kitui,iyagoo ku sii jeeday Somaliya.

Shaqo wanaagsan,ayaa la qabtay,inkastoo markii hore yax-yax ku dhacay Laamaha amaanka Kenya.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.