Maxaad ka og tahay Shuruudaha,Deegaanka iyo Beesha laga RW ?

Ra’isalwasaaraha soo socda,waxuu noqonayaa in laga helo Qodobadan soo socda.

1.Nin xiriir la leh Dowlad Goboleedyada oo idil.

2.Nin la leh xiriir Beesha caalamka.

3.Nin ka xigsana Deegaankiisa Dowlada.

Halkee ayay ubadan tahay in uu ka yimaado ra’isalwasaaraha cusub?

1.Beesha Daarood.

2.Daaroodka Puntland.

3.Majeerteen

4.Cumar Maxamuud.

Ilaa iyo hada yaa laysla qaatay in aysan uqalmin boosaskaas?

1.Cali Xaaji waa lasoo diiday codsigiisii.

2.Maxamed Dhabancad waa lasoo diiday.

3.Nuuradiin A.Diiriye si buuxda go’aan loogama qaadan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading