Maxaad ka taqaan dilaaga qarsoon Ee Xildhibaan Dhakool?

Ninkan Waa Cimaad Muqni Oo ahaa Lubnaani Katirsan Ururuka Xisbulaahi Ee Ka dhaqdhaqaaq Lubnaan.
 
Cimaad Muqni Waxa Uu ahaa Dilaaga Aamusan Ee ay Ku Dhaqaystan Suuriya Iyo iiraan.
 
Cimaad Muqni waa ninkii loo xiriiriyay in uu isku soo dubariday dilkii raysal wasaarihii Wadaniga ahaa Ee Lubnaan Rafiiq Allxariiriri, mardanbe Ayaa isna lagu dilay Dimishiq Dil qorshaysan.
 
Hadaba Ninka Reer SOOL Ee dhaqankiisa iyo sida Ninkaasi u ahaa dilaaga aamusan u ah waa Xildhibaan Dhakool oo ka mid ah Raga ay adeegsado maamulka jeegaanta Hargaysa.
 
Waa Nin dilalka iyo Qarbudaada uu sameeyo ay raad reebaan.
 
Xildhibaan Dhakool waa Xirfadle Halisku ah xoraynta Laascaanood.
 
Dhakool waa cadaw aan hadlin waa xirfad yahan ku xeel dheer kala jabinta iyo isku dirka Beesha Dhulbahante.
 
Waxuu kaalin muuqata Xildhibaan Dhakool kasoo qaatay is dilkii Dhiiga badan ku daatay ee labada beelood ee walaalaha ah ee Cumar Maxamuud iyo Bahararsame.
 
Soo celinta Laascaanood iyo badbaadinta haldoorka reer Sool ee lagu khaarajinayo dilalka qorshaysan waxaa hormuud unoqon kara in sirdoonka Puntland oo kaashnaaya dhinacyo kala duwan ay ka hawlgalaan cadaalad hor keenida xirfadyahankan bahaloobay ee ku mabay fulinta qorshayaasha eenta fog reeba.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading