Maxaad ka taqaanaa Taariikh-da Magaalada Qardho ? (Barnaamijka Baro Dalkaaga)

Magaalada Qardho oo kamid ah degmooyinkii Gobal weynaha Bari, ayaa haatan xarun ah Gobalka Karkaar ee Puntland, waana magaalo ku suntan taariikh wanaagsan, sida inay tahay xarunta dhaqanka Soomaaliyeed.

Halkaan Hoose ka Daawo Barnaamijka baro dalkaaga ee Idil Television oo Todobaadkan looga hadlay Taariikh-da Magaalada Qardho.

https://youtu.be/EZsKdVro-Gc

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading