Maxaad ka xasuusataa 40-sano ka hor layntii saraakiisha Ee Hargaysa?

40 sano ka hor (July 1980) waxaa Hargaisa lagu dilay marxuumiintaan soo socda;

  1. Lt.Col Pilot Cabdullahi Shiikh Maxamed -(Somali Airforce). Majeerteen/Cumar Maxamuud.
  2. Lt. Col Axmed Muuse Cali Koor- (Somali Army). Majeerteen/Cumar Maxamuud
  3. Cali Shire Farey – (Somali Airlines) Majeerteen/ reer Maxamuud.
  4. Elji Cabdullahi Warsame – (Gaadiidka.) Majeerteen/Cumar Maxamuud.
  5. Isbaktore Cabdulqadir Muuse Dhaloole.- (Somali army). Majeerteen/Cumar Maxamuud.
  6. Isbaktore Cabdi-Batuun. (Somali Army) Majeerteen/Cumar Maxamuud..

Waxaa ragaas diley dadkaan hoos ku qoran;

  1. Gen. Mohamed Siyad Barre (President)— Mareexaan/reer Diini
  2. Gen. Mohamed Ali Samatar (MoD/CDF)— Tumaal
  3. Gen. Ahmed Saleban Abdalla -Dafle (NSS)— Dhulbahante
  4. Gen. Yusuf Ahmed Salxaan (Commander -Sector 26)—Yibir
  5. Mohamed Mohamud Warsame-Jango’an (K/X Baarista XHKS)—Mareexaan
  6. Xasan Maxamuud Cismaan- Jumbur (Guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda Badbaadada Dalka ee Qaranka).. beesha Gaaljecel, jufada Dirisame,

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading