UJEEDO:-WARGALIN.
SHIRKADA DISPATCH LOGISTICS WAA SHIRKAD AY LEEYIHIIN GANACSATO REER PUNTLAND AH OO XAFIISKEEDA UGu WEYN KU YAAL MAGAALADA SALALAH EE DALKA OMAN.
SHIRKADA DISPATCH LOGISTICS WAXAY MACAAMIISHEEDA LA WADAAGAYSAA ADEEGYADA KALA DUWAN EE AY QABATO:-
B.SEA CARGO FORWARDING:
ADEEGA GUDBINTA BADEECADAHA KALA DUWAN DHINACA BADA IYADA OO ISTICMAALEYSA NIDAAMKA TRANSITKA DEKEDA SALALAH OO AH NIDAAM WADAMADU BADEECADAHA ISUGU GUDBIYAAN OO CANSHUUR DHAAF AH UNA GUDBINAYSA DEKEDA BOSASO. WAANA ADEEGII UGU HOREEYEY OO AY SHIRKADU U BILOWDAY MACAAMIISHEEDA.
T. INLAND CARGO FORWARDING:
ADEEGA GUDBINTA BADEECADAHA KALA DUWAN DHINACA BARRIGA IYADA OO ISTICMAALEYSA NIDAAMKA TRANSIT-KA DEKEDA BERBERA,SHIRKADA OO NOQOTEY SHIRKADII UGU HOREYSAY OO KA HIRGALISA NIDAAMKAN DHULKA BADEECADAHA LA MARINAYO DEKEDA BERBERA LAGUNA DAJINAYO XEROOYINKA CONTAINERS-KA SHIRKADA EE KU YAALA GAROWE AGAGAARKA PUNTLAND PETROLIUM STATION) IYO GAALKACYO AGAGAARKA KAYNTAROOLKA MAGAALADA.
J.EXPORT FORWARDING:
ADEEGAN OO AAH ALAABTA DIBADA DALKA LOOGA DHOOFINAHAYO SIDA BADEECADAHA UBAAHAN QABOOJIYAASHA, SIDA KALUUNKA,ARGOOSATADA IYO HILIBKA.SIDOO KALE BADEECADAHA AAN UBAAHNAYN QABOOJIYAASHA.
X. AIR FRIEIGHT FORWARDING:
WAA ADEEG AY SHIRKADU QORSHEYNAYSO IN AY HIRGALISO MUSTAQBALKA DHOW SI AY U DABOOSHO BAAHIAYAHA MACAAMIISHEEDA KU SUGAN PUNTLAND EE DHINACA CARGO-DA YAR YAR.
FAAHFAAHIN”
SHIRKADA DISPATCH WAXAY IDIN FAAHFAAHINAYSAA SABABTA SOO DADAJISAY BILAABIDA ADEEGA BADEECADAHA EE BERRIGA.
B.BADEECADAHA QAARKOOD OO AAN DOON LASOO SAARI KARIN SIDA BADEECADAHA QABOOJIYAHA U BAAHAN.
T.BADEECADAHA QAARKOOD OO AAN CONTAINER-KA LAGA BIXIN KARIN SIDA QALABKA WARSHADAHA OO U BADAN BIRO IYO BOOLAL IYO QALABYO LA ISKU XIRXIRAYO OO HADII DOON LASOO SAARO AY HALIS U TAHAY IN QAAR KALA LUMAAN HADHOWNA AY SUURA GALI WAYDO IN SIDII LA RABAY QALABKAA LOO XIRXIRO.
J.BADEECADAHA DOOMAHA KU BURBURA SIDA MURAAYADAHA, ELECTRONICS KA, GAWAARIDA, SOLARS KA IYO MACHINERIES KA QAARKOOD.
X.WAQTIYADA QAARKOOD OO AYSAN DOOMUHU SAFRI KARIN SIDA WAQTIYADA BAD XIRANKA LOO YAQAAN OO AH WAQTI DHEER OO DABAYLO XOOGANI BADA KA DHACAAN LAGANA YAABO IN AY KU BURBURTO HANTIDA SHACABKA PUNTLAND.
KH.SHIRKADU WAXAY KU GUULAYSATAY IN AY MEESHA KA SAARTO LABADII CANSHUUROOD EE FUULI JIRAY BADEECADAHA.
SHIRKADU WAXA AY XALISAY DHIBAATOOYIN FARA BADAN OO AY KA CABAN JIREEN SHACABKA PUNTLAND WAXA AYNA SUURO GALISAY IN AY SIISO QOF KASTA OO DEGEN PUNTLAND KALSOONI UU KAGASOO DAGSAN KARO BADEECADIISA BAD IYO BARRI,SIDOO KALE MUSTAQBLKA DHOWNA AY KU DARI DOONTO ADEEGEEDA CIRKA.
SHIRKADA DISPATCH WAXUU QORSHAHEEDU YAHAY IN AY MEESHA KA SAARTO KHASAARAHA SANADLAHA
AH EE GANACSATADA PUNTLAND SOO GAARA,KAASOO LAGU QIYAASO 20-30% KANA YIMAADA ALAABO JAJABTAY,ALAAB LUNTAY IYO MAGDHOW LOOGA SOO DALACO DEKEDAHA CARBEED.
WIXII SU’AALO AH OO LA XIRIIRA ADEEGYADA SHIRKADA IYO MEELAHA AY KA HOWL GASHO FADLAN KALA SOO XIRIIR..
REIGHT FORWARDING SERVICES
SALALAH, GAROWE,BERBERA
EMAIL: INFO@DISPATCHLS.COM
TEL: 0096891205156 (SALALAH).
WEB: WWW.DISPATCHLS.COM
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.