Maxaan kala soconaa Qodobada horyaala Baarlamaanka Puntland?

Kal-fadhiga Baarlamaanka Dowlada Puntland Berri foog si habsami leh,ayuu ufurmayaa hadii rabi idmo.

Waxaa khudbad ka jeedin doona Madaxweynaha Dowlada Puntland.

Qodobada mudnaanta leh ee horyaala,waxaa ka mid ah….

1.Doorashada Madaxweynaha oo loo rarayo Cod Dadweyne.

2.Doorashada Xildhibaanada oo loo rarayo Cod Dadweyne.

3.Xisbiyada oo loo rarayo 5-Xisbi.

 

 

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading