Maxay ahayd fariintii ay ka sideen Xasan Shiikh Xildhibaanada LC tagey?

Tima-cade iyo kooxdiisu,waxay sideen fariin ay kasoo qaadeen Xasan Shiikh,taasoo ahayd…

1.Waxaad iga rabtaan waa iga diyaar.

2.Maxaabiista igu soo wareejiya.

3.Wada hadal in aad la gashaan Hargaysa aqbala.

Fariintaas,waxaa ka aqbalay Firdhiye iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil,balse,waxaa ku Gacansayray Garaad Jaamac Garaad Cali oo ku yiri…

“Maxaabiista SNM,waxay utaalaa taladoodu Harti-weyne”.

Baarlamaanka Fadaraalkula Somaliya,ayaa umuuqda Madal laga soo karkariyo Siyaasadaha ka dhanka ah Beesha Harti,(Gooja-cadihii Labaad).

 

 

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading