Maxay ahayd ujeedada Ciidamada Itoobiya uga soo gudbeen xuduuda?

Ciidamadii dhawaan yimid Matabaan,waxay ahaayeen kuwo galbin lahaa Ciidan kale oo isla Itoobiyaan ah oo ka bixi lahaa Wadanka oo tiradoodu ahayd 3000,waxaase isfahan waaga keenay in aysan uba soo sheegin cidna.

Ciidankaas Itooobiyaanka ahaa,waxaa Dalka ka baxay 500 ugu danbayntii,halka qorshuhu ahaa in ay baxdo 3000 oo Askari.

Maraykanka oo la xiriiray Itoobiyaanka markay Ciidamadooda cusub gudaha soo galeen,ayaa laga soo xigtay warkan.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading