Maxay Drones-ka Abiy Uweerareen Caasimada Tigreega ?

Hotelkan oo ku yaal duleedka caasimada Tigreega ee Makele,ayaa waxaa weerar dhanka Cirka ah ku qaaday Diyaaradaha Drons-ka ee Abiy.

Sida aan xogta ku helay Ciidamada Cirka Abiy,ayaa lagu wargeliyay in Hotelka ay ku shirayaan saraakiisha ugu saraysa Tigreega.

Balse xogtaas waa beenowday oo maba jirin Saraakiil joogtay Hotelka,cida joogtayna waxay ahayd shacab caadiya.

Abiy dukhayntaas waxay ku noqotay jab kale oo ugashay diiwaanka xasuuqa shacabka Tigreega uu ku sameeyay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading