Maxay eersadeen Xildhibaanada laga saaray Baarlamaanka K-Galbeed

Saddex Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed,ayaa maanta xasaanadda lagala laabtay.

Xildhibaanadan,ayaa dhawaan Maamulka Laftagareen ku eedeeyay in uu ku fashilmay arrimo ay ka mid yihiin…

1.Amniga.

2.Cadaaladda

3.Arrimaha Bulshada,

4.Musuq maasuq

5.Ku tagri fal awooddaha maamulka.

Xildhibaannada xasaanada lagala noqday,ayaa lagu kala magacaabaa..

1.Xildhibaan Ismaacil Axmed C/llaahi,

2.Xildhibaan Xasan Maxamed Guudow

3.Xildhibaan ibraahim Macalin Cali.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading