Maraykanka,waxaa muhiimad uleh Dagaalka Shabaab oo in laga adkaado,ayuu rabaa,balse EU iyo UK kuma raacsana.
Sidoo kale Maraykanku,wuxuu rabaa in Ciidamada Itoobiya dhamaantood laga saaro Somaliya Sanadkan dhamaadkiisa.
Fariinta Xoghayaha arimaha dibada Maraykanka,waa mid culus.
JQ.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.