Maxay ka dhigan tahay fariinta Maraykanka ee Villa Somaliya?

Bismillah,

Marka ay safaarad dal aad saaxiib dhow tihiin farriin sidan u qayaxan soo dhigto barteeda bulshada, waxay ka dhigan tahay inay kasoo quusatay wadiiqadda diblomaasiyadda oo ah talo iyo tusaaleyn aan la shaacin, toosna loogu gudbiyo madaxda ay khuseyso. Waxaase muuqaneysa in Mareykanku haatan usoo jeestay canaan iyo ceebeyn. Waana tallaabada ugu adag ee diblomaasiyadda.

Ma is leedahay waa laga baaqsan karay waji gabaxan?


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading