Maxay ka dhigan tahay Madasha Garowe loogaga dhawaaqay?

Xiligeedii ayay yimaadeen Musharaxiinta Madaxweyne ee Madaxtooyada Puntland.

Balse,waxaa hooseeya miisaankooda Ragga ku bahoobay,waxaana ku jira Musharax loo hakan karo Faarax Cali Shire.

Qaar badan oo ka mid ah Magacyada Warqada ku qoran waa boos buuxis macno tiray Madasha miisaankeeda.

Weli ma muuqdo hogaamiyihii Deni badeli lahaa 2024 oo uqalma ku fariisashada Kursiga Madaxtooyada Garowe.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading