Maxay ka dhigan tahay Qaadacaada Mideeye Ee Doorashada?

Xisbiyadu waa Sideed,hadii mid qaadacay Doorashada 7-da kale,ayaa galaysa loo dhutin mahayo.

Sidoo kale Gudiga Doorashada waa 14-Xubnood,hal Xubin looma hakanayo oo kooramku waa udhan yahay.

Mida kale Xisbigii isticmaala awood,waxuu luminayaa Xisbinimada sida Xeerarku dhigayaan.

Qaadacidoodu,waxay fursad utahay Xisbiyada kale oo ka faa’idaysanaya Taageerayaashooda.

Waraaqdaan sidaan xogta ku helayo,waxaa soo saaray garab ka mida Ururka Mideeye,waxaan sugnaa waa Garabka kale oo ka hor yimaada Saacadaha soo socda.

 

 

Halkan ka akhriso:-

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading