“Dastuurka,waxaan ku dhiirigelineynaa dhammaan dhinacyada inay isku tanaasulaan si loo dhameystiro geeddi-socodka dastuurka. Haddii aan la helin dastuur loo midaysanyahay, Soomaaliya waxay noqonaysaa mid u nuglaata dhibaatooyin joogto ah marba hadii aan loo haynin xeerar la isku raacsanyahay oo lagu xaliyo caqabadaha,” Catriona Laing ayaa sidaas u sheegtay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Warbixinta Wakiilka Qaramada Midoobey ee Somaliya. pic.twitter.com/eJ0hVAtajg
— Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) February 19, 2024
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.