Maxay ka wada-hadleen Laftagareen iyo Sheekh Shariif ? (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa caawa hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Shariif Sheekh Axmed.

Madaxweyne Laftagareen iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa ka wada-hadlay xaaladda cakiran ee dalka iyo sida lagu gaari karo doorasho heshiis lagu yahay.

O

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading