Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Qoorqoor iyo Francisco Madeira ?

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Ahmed Abdi Kaarie ayaa maanta kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika Danjire Francisco Madeira oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidamada AMISOM iyo Taliyaha Booliska AMISOM.

Kulanka ayaa looga wada hadlay amniga guud ee Galmudug, amniga doorashooyinka iyo sidii AMISOM gacan uga geysan laheed howlaha suggidda amniga ee ka socda deegaanada Galmudug.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading