Maxay ka wada-hadleen QoorQoor iyo Madasha Xisbiyadda Qaran ? (VIDEO)

Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa kulan ku leh xarunta Madasha, kulankan ayaa isugu jira mid afur ah iyo kala war qaadasho xaalada siyaasadeed ee dalka.

Madaxweynaha Galmudug ayaa Muqdisho yimid Isniintii maalin kaddib markii xilka laga riday Ra’iisul Wasaare Kheyre, waxaana uu tan iyo markii uu yimid uu waday kulamo kala duwan uu la qaatay Madaxweyne Farmaajo iyo Mas’uuliyiin kale.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading