Ergayga gaarka ah ee Wasaaradda arrimaha dibadda Dalka Qatar u qaabilsan dhexdhexaadinta Dr. Multaq Al-Qahtani, oo ku sugan Muqdisho ayaa kulan la yeeshay Madaxweynahaasha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Hirshabelle Cali Guudlaawe iyo Koonfur Galbeed Cabdicaziiz Maxamed Xasan Lafta-garee.
Kulamada oo si gaar gaar ah uga dhacay Hotel Decelle ee Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa looga wada-hadlay xaaladaha Dalka, gaar ahaan sidii arrimaha Doorashooyinka.






Idil Television
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.