Maxay ka wada-hadleen Rooble iyo Safiirka UK ? (VIDEO)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka UK ee Soomaaliya Keta Foster.

Kulanka oo uu ka qeybgalay Wasiirka Amniga gudaha XFS ayaa looga hadlay xiriirka labada dal iyo habsami u socodka iyo amniga doorashooyinka dalka ee uu hormuudka ka yahay Ra’iisul Wasaaruhu.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading