Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Sheekh Shariif iyo Gen. Xijaar ?

Madaxweynihii hore ee dalka ahna Guddoomiyaha midowga Musharixiinta Sharif Sheikh Ahmed, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho galabta ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Booliska Jen. Cabdi Xasan Xijaar.

Sheekh Shariif iyo Gen. Xijaar ayaa ka wada-hadlay qalalaasihii dhowaan ka dhacay Muqdisho ee ka dhashay muddo kororsigii Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo sidii Ciidanka Booliska aysan ugu dhex milman laheyn Siyaasadda.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading